Skip to content
mreymanfx
  • Home
  • About
  • Courses
  • Contact me
mreymanfx
  • Home
  • About
  • Courses
  • Contact me
photo 2025 12 18 14 16 22

Waa Kuma Eyman Abdirisaq Jama (Mr. Eymanfx)?

Waxaan ahay xirfadle iyo macalin ku takhasusay nidaamka ICT (Inner Circle Trader). In kasta oo aan suuqa Trading-ka ku jiray muddo 5 sano iyo bar ah, waxaan 2 sano iyo bar oo ka mid ah si gaar ah ugu dhex jiray barashada iyo ku dhaqanka nidaamka ICT.

Waxaan si weyn ugu takhasusay Bias (Jihaynta Suuqa)—waa farsamada lagu ogaan karo halka uu suuqu u socdo iyo sababta uu u booqanayo goobaha muhiimka ah. Ka dib markii aan muddo ku dhibtooday raacidda biaska dadka kale, waxaan go’aansaday inaan waqti badan geliyo barashada jihaynta suuqa si aan u noqdo mid isku kalsoon.

Maanta, waxaan ahay macalin soo saaray arday badan oo si madax-bannaan suuqa ula tacaali kara.

Copyright © 2026 mreymanfx

Powered by mreymanfx

Aan ku caawiyo