MreymanFX Logo
Join Discord
⚑ Direct Institutional Coaching

Master Financial Markets with Precision

Learn Forex trading, get weekly market forecasts, and join elite coaching programs designed to take you from beginner to confident trader.

⚑ Institutional ICT Mentorship πŸ“Š Live Trades (NY or LD) Session 🎯 How to Pass Evaluation Account
πŸ’Ž Institutional Mentorship

Maxaad helaysa hadii aad ku biirto Coaching Program-kaan

Kori xirfadaada trading-ka iyadoo la raacayo hannaanka gaarka ah ee ICT, kaas oon u kala qaybiyey Two-Phase (Laba Waji): Wajiga 1-aad oo ah wajiga bilowga ee Entry Model-ka, iyo Wajiga 2-aad oo ah wajiga Jihaynta (Bias) iyo Fursad Diyaarinta suuqa.

Apply Coaching βž”
01

Advanced Level Only

Waa inaad Advance tahay oo aadan bilow ahayn.

02

Mentoring & Coaching

Hagis toos ah iyo sixid joogto ah ilaa aad ka hanaqaaddo.

03

Two-Phase Framework

Waxbarasho Entry model illaa bias oo aan kusoo koobnay Laba waji.

04

Live Market Sessions

Live session market oo toos ah oo lagu falanqaynayo suuqa.

05

Trading Plan & Account

Trading Plan xirfadeed iyo Maamulida Account-kaaga.

06

Direct Chart Analysis

Wada xiriir toos ah aniga iyo adiga, iyo isla eegista Charts-ka.

07

Is-Qabasho & Q&A

Is-qabasho iyo jawaab-bixin toos ah oo ku saabsan su'aalahaaga.

08

Private Discord Community VIP

Heli bulsho VIP ah oo gaar ah oo ku jirta Discord.

09

Private Recording lessons

Heli duubitaan gaar ah oo casharrada ah oo aad dib u daawan karto.

Mr. Eymanfx

Waa Kuma Mr. Eymanfx?

Waxaan ahay xirfadle iyo mentor dhanka Forex-ka ah. Muddo 1 sano iyo 8 bilood ah, waxaan si toos ah coaching ugu sameynayay arday banyak si ay u helaan aqoon dhab ah iyo xeeladaha ugu habboon ee suuqa.

Nidaamka aan ku trade-gareeyo waa ICT (Inner Circle Trader), kaas oon u kala qaybiyey laba waji oo waaweyn:

  • Wajiga 1-aad (Entry Model): Qaybtan waxay ku saabsan tahay goorta iyo sida saxda ah ee loo galayo trade-ka.
  • Wajiga 2-aad (Jihaynta & Fursadaha Suuqa): Waa jihada iyo fursadaha suuqa aynu uga fadhino inoo isticmaalaya 4-ta qodob ee kala ah Order Flow, Trend, Narrative iyo Pullback.

Marka aad fahamto labadan waji, waxaad helaysaa dhabbaha saxda ah ee kuu horseedaya inaad noqoto trader madax-bannaan.

$150

VIP Mentorship & Coaching

πŸ”₯ Kusoo biir maanta - Kuraastu waa xaddidan tahay!

πŸ’³ Hababka Bixinta Lacagta
Waafi Waafi / Mobile Money: +2520907326011
Crypto USDT Crypto Payment / USDT (TRC20):
TGzgSvERsqaXCbuZPSBAMy2X2nXPfVAmYP
⚠️ Kadib markaad lacagta bixiso, fadlan nala soo xiriir si toos ah si laguugu daro VIP Group-ka.